Caluula: Doomo loo isticmaalo sida gaadiidka gurmadka deg-degga ah

0
338

Dada ku nool degmada Caluula, ee gobolka Bari ayaa doomo nooca yar yar u isticmaala in ay ka dhigtaan sida gaadiidka gurmadka deg-degga oo kale.

Ujeeddada laga leeyahay ayaa ah in doomahan ay dheeraayaan, waxyaabaha ay gacan ka geysteenna waxaa kamid ah in lagu qaado haweenka dhalaya oo lagu geeya isbitaallada geeeya magaalada Boosaaso.

Haddaba faahfaahinta sheekadan, waxaa Garowe ka soo diray weriyaheena Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here