Pundtland oo biyo-xireenno u sameysay deegaannada abaaraha u nugul

0
181

Sagaal iyo toban biyo-xireen ayay Puntland ka sameysay gobollada Mudug, Nugaal, Sool, Cayn, Sanaag, Bari iyo Karkaar. Waxaana loogu talo galay in ay ka faa’iideystaan dadka reer-guuraaga ah xilliyada biyo-yaraanta ama abaaruhu dhacaan.

Weriyaha Ergo ee Garoowe Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji, ayaa wasiirka deegaanka iyo Isbedelka cimilada ee Puntland Dr. Cabdullahi Warsame ka wareystay sida ay biyo-xireenadu u samaysan yihiin, mustaqbalkooda, waxa ay ka bedeleen nolosha, meelaha la doortay in laga sameeyo iyo xogo kale oo muhiim ah.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here