Fatahaad baabi’isay kumannaan beer oo ku yaallay tuulooyin ka tisan Balcad

0
178

Kumannaan beero ah oo ku yaallay lix tuulo oo ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayay cagta marisay fatahaad dhacday horraantii bishaan aan ku jirno ee Juun. Waxaa sidoo kale go’doonsan dad ku dhow 3 kun oo qoys oo ah beeraley ku nool tuulooyinka fatahaaddu ka jirto.

Waxaa fatahaadda keenay markii uu qararka jabsaday kannaal ku yaallo tuulada Buulo-jameeco, oo ku darsamay webiga oo markii horeba waday biyo xooggan. Leylo Cabdi Maxamed ayaa warbixintaan inoo faahfaahineysa.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here