Barakacayaasha Baydhabo ayaan wakhtigaan laga dareemayn inay carruurtooda ciidsiinayaa, dadkaan oo ay haysato wax la’aan, waana qoysaskii ku soo cayrtoobay abaarihii sanadihii ina soo dhaafay ka jiray wadanka. Weriyaheenna Muxiyadiin Xusni ayaana warbixintaan inoo soo diray.