Kalluumeysato shaqo la’aan ay dhigeen maraakiib shisheeye oo jooga xeebaha Mudug

0
176

Kalluumeysatada deegaan xeebeedyo ka tirsan gobolka Mudug ayaan shaqeysanin muddo saddex bilood iyo dheeraad ah. Iskaashatada kalluumeysatada deegaannada Dhinawda, Gal-hagoog iyo Ceel-dhanaane, ee Bariga Gaalkacyo, ayaa sheegay in shaqo la’aanta ay sababtay dhibaatooyin ay kala kulmeen maraakiibta sida sharci-darrada ah uga kalluumeysanaya xeebahooda ee la yiraahdo jirriifka.

Warbixintaan oo faahfaahsan waxaa inoo haya weriyaha Ergo ee magaalada Gaalkacyo, Jibriil Cismaan Cilmi.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here