Guurka ka dhaca xeryaha barakacayaasha ah ayaa ka duwan kan ka dhaca guryaha iyo hoteellada. Gabdhaha deggan xeryaha ayaa sheegaya in dantu ay u gaysay in arooskooda lagu dhigo xeryaha, hase ahaatee aanay awoodin in ay helaan qarashka.

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo