Barnaamijkeena dalandool waxaan uga hadalla halisaha tahriibka, wuxuuna maanta ku saabsan yahay Burco oo ka mid ah meelaha ay dhallinyarada aadka uga tahriibaan shaqo la’aanta darteed, ayaan ka wareystay nin jaamacad macallin ka ah.
Sababta xirfado ay dadkaas ku shaqeytaan loogu bari waayay jaamacadaha, badelki ay fursad shaqo oo aan jirin raadin lahaayeen. Waris Maxamed ayaana soo jeedinaysa.