In kabadan 3 kun oo kalluumeysato ah ayaan shaqo tagin tan iyo markii duufaantii Sagar ay ku dhufatay xeebaha Somaliland. Duufaantu waxay ka burburisay qalabkii kalluumeysiga. Qaarkood waxaaba la soo badbaadiyay muddadii ay duufaantu jirtay iyaga oo badda ku jira.
Weriyaha Ergo ee magaalada Hargeysa Ilyaas Cabdi cali ayaa warbixintaan nooga soo diyaariyay.