Somaliland: In kabadan saddex kun oo kalluumeysato oo ku shaqo beelay duufaantii ‘Sagar’

0
178

In kabadan 3 kun oo kalluumeysato ah ayaan shaqo tagin tan iyo markii duufaantii Sagar ay ku dhufatay xeebaha Somaliland. Duufaantu waxay ka burburisay qalabkii kalluumeysiga. Qaarkood waxaaba la soo badbaadiyay muddadii ay duufaantu jirtay iyaga oo badda ku jira.

Weriyaha Ergo ee magaalada Hargeysa Ilyaas Cabdi cali ayaa warbixintaan nooga soo diyaariyay.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here