Muqdisho: Carruurta qoysas soo barakacay oo ka faa’iideysta waxbarasho bilaash ah

0
225

Lix boqol oo carruur ah oo isugu jira wilal iyo gabdho ay da’doodu u dhexeyso 6  ilaa iyo 16 jir, kana soo jeeda qoysaska soo barakacay ayaa ka faa’ideysta waxbarsho bilaasha ah. Dugsiyo waxbarasho ayaa looga hirgeliyay xeryaha ay ku nool yihiin, sida uu barbixintaan ku faahfaahinayo Munasar Maxamed Cabdi

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here