In kabadan 900 oo qoys oo ku noolaa xaafadoi ku yaalla xeebta Berbera ayaa la raray, kaddib markii ay soo food saartay kharat ka dhalatay duufaanta ONE, oo ku dhufatay halkaas. Daadad ka soo rogmaday badda ayaa gudaha ugalay xaafadaha dadkan laga soo raray.
Waxaa sidoo kale ku da’ay roobab dabeylo xooggan wato. Qoysaska la soo raray ayaa hadda ku nool iskuullada magaalada. Sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo weriyaha Ergo ee magaalada Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali.