Dhul-daaqsimeed afar sano colaad u xirnaa oo hishiis laga gaaray

0
234
Odayaasha labada beelood oo Xananbuure hishiis nabadeed ku gaaray/C/risaaq Haajirow/Ergo

Deegaanka Xananbuure oo ah dhul-daaqsimeed hoos timaada degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud iyo toddobo tuulo oo hoostagta, ayaa dadkii deganaa dib ugu noqdeen muddo afar sano iyo bar ah kaddib. Arrintan ayaa timi kaddib markii odayaasha laba beelood oo halkaas colaad ku dhex martay ay bartihimii bishan hishiis nabadeed kuwada gaareen deegaankaas.

Deegaanka colaadu ka dhacday ee hadda dib loogu noqonayo ayaa ah dhul-daaqsimeeed ay sidoo kale ku yaalaan baraagaha biyaha laga cabo. Cabdirisaaq Maxamed Xirsi Haajirow ayaa warbixintan Dhuusamareeb innooga soo diray.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here