Fatahaado saameeyey dalaggii beeraha ee ismaamulka Mandheere

0
67

Daadad iyo fatahaado uu sameeyey webiga Daawo ayaa burburiyey dalaggii beeraha ee deegaanno ka tirsan ismaamulka Mandheere ee gobolka waqooyi-bari Kenya.

Inka badan 10,000 oo beeraley ah oo ay noloshoodu ku tiirsaneyd wax soo saarka beeraha ayaa waxyeellada beeraha gaarta ay saameysay, waxaana socda qorshe lagu caawinaya beeraleydan.

Weriyaha Raadiyow Ergo ee Dhadhaab Axmed Cabdullaahi Jaamac ayaa warbixintan noo soo diray.

 

 

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here