Dhir beeris laga samaynayo xeryaha Dhadhaab

0
87

Olole dhir talaalid ah oo lagu beerayo in ka badan 25 kun oo geed ayaa ka socda xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab. Hay’addaha gargaarka iyo dadka qaxootiga ah ayaana ka wada qayb qaadanaya.

Xasan Rono oo ka tirsan hay’adda laan qayrta cas ee Kenya, oo ka mid ah hay’addaha ka qayb qaadanaya ayaa sheegay in dhirta inta badan ay beerayaan ay tahay tan caadi ahaan uga baxda deeganadaas.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here