Home WARBIXINNO MAQAL AH Buuhoodle: Dhallinyaro abaaraha ku ceyrtoobay oo qabta shaqooyinka muruq-maalka

Buuhoodle: Dhallinyaro abaaraha ku ceyrtoobay oo qabta shaqooyinka muruq-maalka

0
97

Dhalinyaradan oo Muddo sanad ka badan jooga Buuhoodle waxay dhowr bil ku qaadatay in magaalada ay la qabsadaan, waxaa hadda qaarkood ay u shaqeeyaan maqaayado, qaar ayaa qabta shaqooyinka xamaalka, halka kuwa kale ay dhaqaan baabbuurta. Weriyaha radio Ergo Khadar Cawl Ismaaciil ayaa warbixintan Buuhoodle ka soo diray

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here