Home WARBIXINNO MAQAL AH Dhallinyaro howlo nadaafadeed ka sameynaya xeryaha barakacayaasha

Dhallinyaro howlo nadaafadeed ka sameynaya xeryaha barakacayaasha

0
93

Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool qaar kamid ah ardayda wax ka barta jaamacadaha ku yaalla magaaladaas ayaa ka billaabay olole nadaafadeed oo laga sameynaya goobaha ay degan yihiin dadka gudaha dalka ku barakacay iyo danyarta.

Ololahan ayaa looga gol-leeyahay in laga hortago cudurrada ka dhasha nadaafadda darrada xilliyada ay da’aan roobabka, iyadoo waliba xilligan lagu guda jira xilli-roobaadka Gu’ga.

Weriyaha Raadiyo Ergo ee Laascaanood, Faarax Dubad ayaa warbixintan noo haya.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here