Bukaannada isbitaalka dhimirka ee Baydhabo oo aan la siinin daawada cunto yaraan darteed

0
164

Bukaanno qaba xanuunada ku dhaca dhimirka oo lagu hayo xarun ku taallo magaalada Baydhabo, ayaan iminka la siinin daawooyinka loogu talo galay inay 3 waqti qaataan, sababo cunto yaraan ka jirto xarunta darteed. Waxaa xaruntan ay tahay tan kaliya ee Baydhabo ku taallo oo xaaladda dadka noocaan ah lagula tacaalo.

Warbixintaan waxaa soo diyaariyay weriyaha Ergo ee Baydhabo Aadan Geese, waxaana soo jeedineysa Leyla Cabdi Maxamed.

 

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here