Sanaag: Haween qoysaskooda ka maareeya xaabo ay guraan

0
194

Haweenkan oo ka mid ah dadka abaaraha ka barakacay, waxay horey ugu tiirsanaayeen xoolo abaaraha uga baxay, waxay hadda buuraha ka guraan xaabo oo ay ka helaan lacag ay ku maareeyaan nolosha carruurtooda taas oo u dhaanta halkii ay meel iska fadhin lahaayeen. Weriyaha radio Ergo Ilyaas Cabdi Cali ayaa warbixintan Hargaysa ka soo diray.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here