Baardheere: Boqollaal qoys oo ku barakacay fatahaad uu webiga Jubba sameeyey

0
246

Qoysaskan ayaa u badan kuwo ganacsiyo yar yar ku lahaa gudaha magaalada, waxaana ay hadda barakac ku yihiin xaafadaha kale ee magaalada, halkaas oo ay ku biireen dad ay qaraabo yihiin. Halka kuwa kalena ay tageen dhulalka taaga ah iyo meelaha ka baxsan dhulka uu webigu maro, waxayna ka sameysteen guro yar yar oo baco ka sameysan.

Warbixinta arrintaas waxaa Baardheere innooga soo diray Axmed Cumar Saalixi.

 

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here