Dhallinyarodan oo gaaraysa 200 oo ka mid ah dadkii xoolaha ku waayay abaaraha ayaa waxbarasho lacag la’aan ah ka helay iskuul ku yaalla Dhoobley oo ay hirgelisay hay’adda NRC. Weriyaha radio Ergo ee Jubada hoose Axmed Cabdi Maxamed ayaa warbixintan halkaas ka soo diray.