Home WARBIXINNO MAQAL AH Dhoobley: Dhallinyaro abaaraha ka soo barakacay oo waxbarasho helay

Dhoobley: Dhallinyaro abaaraha ka soo barakacay oo waxbarasho helay

0
126

Dhallinyarodan oo gaaraysa 200 oo ka mid ah dadkii xoolaha ku waayay abaaraha ayaa waxbarasho lacag la’aan ah ka helay iskuul ku yaalla Dhoobley oo ay hirgelisay hay’adda NRC. Weriyaha radio Ergo ee Jubada hoose Axmed Cabdi Maxamed ayaa warbixintan halkaas ka soo diray.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here