Baladweyn: Kummanaan qof oo ku barakacay fatahaadda webiga Shabeelle

0
231
Mid ka mid ah xaafadaha Beledweyne oo fatahaada webigu gudaha u galeen/Jamaal Cali/Ergo

In kabadan 30,000 oo qoys ayaa u barakacay deegaanka Ceel jaalle ee duleedka magaalada Beledweyne. Dadkan ayaa ahaa qoysaskii deganaa gudaha magaalada kahor intaan biyaha ka dhashay fatahaada webigu aanay gudaha u gelin guryohooda.

Waxaa jira xaafado hor leh oo ay biyuhu galeen. Halka xaafado kalena ay dad dan yar ah ku go’doon san yihiin kuwaas oo aan weli helin cid halkaas ka soo saarta, sida uu khadka taleefanka Raadiyo Ergo ugu sheegay sheegay guddoomiye ku xigeenka gobolka Hiiraan ee arrimaha bulshada Sheekh Xuseen Cismaan Cali.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here