Suuqdyada lagu iibiyo xoolaha magaalada Buuhoodle ayaan labo toddobaad la keenin xoolo-hii lagu kala iibsan jiray, waxaana saamaynta ugu badan ay ku yeelatay dadka dallaaliinta ah ee Maalintii ku xisaabtami jiray xoolaha suuqa la keeno oo ay ka heli jireen halkii neef hal dollar. Weriyaha radio Ergo Khadar Cawl Ismaaciil ayaa warbixintan halkaas ka soo diray.