Home WARBIXINNO MAQAL AH Baraawe: Carruur biraha tuma oo lacagta ay ka helaan ku caawiya qoysaskooda

Baraawe: Carruur biraha tuma oo lacagta ay ka helaan ku caawiya qoysaskooda

0
112

Carruurtan oo isugu jiray agoon iyo kuwa ka soo jeeda qoysas danyar ah ayaa ka shaqeeya goobaha biraha lagu tumo ee degmada Baraawe, waxay u geeyaan lacagta ay ka helaan biraha ay tumaan hooyooyinkood si nolosha reerahooda ay ugu dabbaraan. Weriyaha radio Ergo ee Baraawe Fu’aad Shooble ayaa warbixintan halkaas ka soo diray.

 

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here