Dhadaab: Carruur cudurka daacuunka u geeriyooday iyo qaar kale oo la daweynaya

0
182

Wararka ka imanaya xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee gobolka waqooyiga bari Kenya ayaa sheegayo in cudurka daacuunka uu ka dillaacay xerada Xagardheer, halkaasoo wiil yar uu u geeriyooday, dad kale oo ay carruur ku jiraanna loo seexiyey isbitaallada.

Weriyaha Radio Ergo ee Dhadaab Axmed-nuur Maxamed Cabdullaahi Yogol ayaa warbixintan ka soo diray.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here