Home WARBIXINNO MAQAL AH Dhallinyaro ka shaqeysan jirtay jarista dhirta oo helay xirfado shaqo oo kale

Dhallinyaro ka shaqeysan jirtay jarista dhirta oo helay xirfado shaqo oo kale

0
160

Ilaa 2000 oo dhallinyaro oo ka shaqeysan jarista dhirta deegaanno ku yaalla waqooyiga magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa xirfado kale oo ay ku shaqeystaan loo abuuray kaddib markii deegaannadaas laga mamnuucay jarista dhirta dhuxusha laga sameeyo.

Dhallinyarada ayaa xirfadda ay ku shaqeysanayaan ah soo guridda iyo habeynta dhagaxa lagu dhiso guryaha. Haddaba faahfaahinta sheekadan waxaa noo haya weriyaha Radio Ergo ee Boorama Ibraahim Sheekh Cabdullaahi.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here