Somaliland: Xoolo-dhaqato ka faa’iideystay daweyn loo sameeyay xoolahooda oo xanuunsanayay

0
98

Xoolo-dhaqatada deegaannada xeebta Waqooyi ee Somaliland ku nool ayaaka faa’iideystay daaweyn loo sameeyay xoolahooda oo xanuunsanayay. Xanuunadda waxay ka qaadeen abaarta oo daba dheeraatay. Waxaa ku adkeyd inay daaq helaan muddadii ay abaartu jirtay.

Xanuunnada xoolaha laga daweeyay waxaa kamid ah dhukaanka geela, sambabka iyo jadeeco. Sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo weriyaha Ergo ee magaalada Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here