Somaliland: 9,000 oo beeroley ah oo labo sano kaddib tacbanaya dalagyadii ugu horreeyay

0
224

Dadka qaar oo beeroley hore ahaa ayaa isku dayay in ay beero tacbadaan inkastoo ay heli waayeen lacagtii ay ku bixin lahaayeen falashada iyo dalagyada ay abuuranayaan. Wasaaradda beeraha Somaliland ayaa sanadkan ugu beeraysa lacago laga soo qaaday dadka degaannadaas ka soo jeeda oo iskaa wax u qabso lagu soo aruuriyay. Ilyaas Cabdi Cali ayaa warbixintan Hargaysa ka soo diray.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here