Gedo oo daadad ka dhashay afar qof ku dhinteen

0
177

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaashi, ayaa sheegay in fatahaado ka dhacay meelo kala duwan oo gobolka ah ay ku dhinteen ilaa sideed qof. Gudoomiyaha ayaa sheegay in beerihii sanadkaan la beeray degaanada Buurdhuubo iyo Luuq ay biyaha la tageen, sidoo kale ay geysteen khasaare maaliyadeed.
Weriyaheena gobolkaas Axmed Cumar Saalixi ayaana waraysigaan la yeeshay gudoomiye ku xigeenka.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here