Ganacsato ka timid magaalada Gaarisa oo Lo’ ka iibsanayo seyladda Baydhabo

0
87

Ganacsiga lo’da ee suuqa Baydhabo ayaa noqday mid si heer sarreeya ah ku socda. Dallaaliinta kala iibiya xoolaha ee jooga Sayladda ayaa sheegay in maalinti la kala iibsado in kabadan 700 oo nee foo lo’ ah. Arrintaan waxay ku timid markii ganacsato xoolaha oo ka timid Waqooyi-bari kenya ay halkaas lo’ u raadsadeen. Abaarta ayaa saameyn ku yeelatay suuqii xoolaha ee Garisa. Arrintan ayaa sidoo kale fursad u noqotay reer miyiga.

Weriyaheenna Baydhabo, Muxyadiin Xusni ayaa warbixintaan ka soo diyaariyay.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here