Kiisas hore leh oo kufsi ah oo laga soo sheegayo Baraawe

0
112
Kaydka Ergo

Toddobaadkii ugu dambeeyey ayay saraakiisha saldhiga booliiska ee magaaladu sheegeen in ay dheceen toddobo kiis. Waxaana loo aanaynayaa arrintan dadka falka gaysta oo aan la marin ciqaab ku filan, iyadoo inta badan kiisaska la ogaado lagu xalliyo xeer jajab, kaddib marka xeer beegti ay arrintaas galaan.

Lacago cayiman oo la siiyo dhibanayaasha ayaana lagu illaawaa dhibaatada gaarta gabadhaha. Weriyaha Raadiyo Ergo ee Marka Fu’aad Shooble ayaa warbixintan ku eegaya arrintaas.

 

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here