1,500 oo qoys oo degganaa xerada Daryeel ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay soo food saartay cabsi kadib markii labbo jeer oo isku xigta ay u soo galeen rag hubaysan oo ka dhacay wixii ay haysteen. Munasar Maxamed Cabdi ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.