Talaalka cudurka dabaysha oo kumanaan carruur ah lagu beegsaday

0
159

Talaal socday lix maalmood oo cudurka dabaysha ah ayaa maanta oo jimce ah ku soo gebageboobay Muqdisho. iyadoo laga fuliyey gobolka Banaadir iyo hareerihiisa. Cudurkaan oo Soomaaliya ku dhawaaqday in la dabar gooyey ayaa kiisas lagu arkay Muqdisho sanadkii tegey.

Weriyaheena Muqdisho Munasar Maxamed Cabdi ayaana warbixintaan soo socota inoo soo diray.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here