Dhallinyaro Soomaali ah oo iyagoo doonayey in ay u tahriibaan dalka Libya laga soo qabtay waddanka Koonfurta Sudan ayaa lagu celiyey magaalada Muqdisho.
Waxaa dhallinyarada qabtay booliiska Koonfurta Sudan oo kaddibna ku wareejiyey safaaradda Soomaaliya ee magaalada Jubba oo ku guuleystay in ay ku soo celiso dalka.
Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa noo haya Maxamed Xaashi.