Home WARBIXINNO MAQAL AH Dhallinyaro doonayey in ay tahriibaan oo lagu celiyey Muqdisho

Dhallinyaro doonayey in ay tahriibaan oo lagu celiyey Muqdisho

0
141

Dhallinyaro Soomaali ah oo iyagoo doonayey in ay u tahriibaan dalka Libya laga soo qabtay waddanka Koonfurta Sudan ayaa lagu celiyey magaalada Muqdisho.

Waxaa dhallinyarada qabtay booliiska Koonfurta Sudan oo kaddibna ku wareejiyey safaaradda Soomaaliya ee magaalada Jubba oo ku guuleystay in ay ku soo celiso dalka.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa noo haya Maxamed Xaashi.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here