Ganacsiyada yaryar oo ay ku tiirsan yihiin qoysaska ay haweenka u shaqeeyaan

0
80

Ganacsiyada yaryar ee haweenku ay inta badan ku xamaashaan, ayaa ah kuwo ay ku nool yihiin qoysas badan. Ganacsiyadaas, waxaa sidoo kale ay yihiin kuwo u baahan tacab iyo dulqaad.

Ganacsiyadaas waxaa ka mid ah iibinta shaaha, iyo macmacaannada yaryar sida sanbuuska iyo bajiyaha. Haween badan ayaa ganacsiyadaas yaryar ay noloshooda iyo tan qoyskoodaba ku tiirsan tahay. Warbixinta oo faahfaahsan waxaa soo diyaariyay weriyaha Ergo ee magaalada Muqdisho Munasar Maxamed Cabdi.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here