Qoysas laga saaray xerada Hargaha iyo saamaha ee Muqdisho

0
183
Dad horay looga saaray xeryo hore/Sawir/kaydka/Ergo

Inta la xaqiijiyey qof ayaa ku dhintay halka 2 kalena ku dhaawacmeen markii ciidamo hubaysani ay si xoog ah saaka uga saareen xeradaas dadkii deganaa. Fahmo Maxamed oo ah gudoomiyaha xeradaas ayaana uga warantay Maxamed Xasan oo Ergo ka tirsan wixii dhacay.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here