Buuhoodle: saamayn ka dhalatay joojinta isticmaalka shilin Soomaaliga

0
229
Sawir/kaydka/Ergo

Magaalada Buuhoodle iyo tuulooyinka u dhow ayaa sadexdii  bilood ee u dambeeyey laga isticmaalaa lacagta Itoobiya ee loo yaqaano Birta iyo lacagta telephone-nnada la isugu xawilo ee  ZAAD SERVICE.  Suuqyada iyo goobaha ganacsiga kuma arkaysid wax wata lacagta shilin Somali ah. Waxayna arintaasi sababtay saamayn dhaqaale oo siyaabo kala duwan u taabatay qaybaha bulshada gaar ahaan ganacsatada, xoogsatada iyo xoolo-dhaqatada gobolka.

Weriyaha Raadiyo Ergo ee Buuhoodle Khadar Cawl ayaa warbixintan noo soo diray.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here