Home Falanqeynta heesaha Hargeysa: Taariikh Faneedkii Sahra Axmed oo dhowaan geeriyootay

Hargeysa: Taariikh Faneedkii Sahra Axmed oo dhowaan geeriyootay

0
126

Allaha u naxariistee fanaanadii Soomaaliyeed ee Sahra Axmed Jaamac ayaa ku geeriyootay magaalada Hargeysa Arbacadi la so dhaafay. Sahra waxay dhalatay horraantii 1956-kii, waxaana fanka ay ku biirtay iyadoo 13 jir ah sanadkii 1969-kii. Sahra waxay geeriyootay iyadoo ku jirta da’da 61 jirka.

Weriyaha Ergo ee magaalada Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali, ayaa taariikhdii fankeed ee Sahra Axmed, ka wareystay fanaanad Saynab Cige, oo hadda joogto Hargeysa.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here