Deegaanka Ceelgaal ee gobolka Bari oo qiimiha biyuhu hoos u dhaceen

0
206
Kaydka Ergo

Tallaabadan ayaa ka dambaysya kaddib markii dadka deegaanka oo kaashanaya hay’adda tamarta iyo biyaha Puntland ay bambo iyo matoor u iibiyeen ceelka keliya ee deegaankaas ku yaal, kaas oo ay ku tiirsan yihiin ku dhowaad 40 tuulo iyo xoolo-dhaqatadu.

Fuustada biyaha ah oo markii ka maraysay $13 ayaa hadda ku soo noqotay $0.5 oo u dhiganta Shs15,000, taas oo dadka deegaanku ay soo dhoweeyeen.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here