Qoysas 400 gaaraya oo laba bilood ka hor u soo barakacay magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan, ayaa doonaya in ay beerohoodii dib u noqdaan si ay u fashaan, maadaama biyihii webiga Shabeelle ay dib usoo noqdeen.
Warbixinta qoysaskan waxaa Baledweyne innooga soo diray Jamaal Cali Cabdi