Beeraley codsatay in gacan laga siiyo inay deegaannadoodii ku noqdaan

0
122
Maryan Cabduqaadir oo ka mid ah dadka raba inay deegaannadoodii ku noqdaan

Qoysas 400 gaaraya oo laba bilood ka hor u soo barakacay magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan, ayaa doonaya in ay beerohoodii dib u noqdaan si ay u fashaan, maadaama biyihii webiga Shabeelle ay dib usoo noqdeen.

Warbixinta qoysaskan waxaa Baledweyne innooga soo diray Jamaal Cali Cabdi

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here