Home WARBIXINNO MAQAL AH Garowe: Gabdho isu keena gabdhaha shaqo-doonka ah iyo dadka shaqaalaha raba

Garowe: Gabdho isu keena gabdhaha shaqo-doonka ah iyo dadka shaqaalaha raba

0
151

Gabdhahan oo Xafiis loo hirgeliyay in wax looga qabto tacaddiyada lagula kaco dumarka shaqooyinka guryaha qabta iyo tabashada kuwa loo shaqeeyo ayaa heshiisyo ku dhisan si sharci ah u kala sameeyaan shaqaalaha iyo loo shaqeeyeyaasha. Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji ayaa warbixintan Garowe ka soo diray

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here