Home WARBIXINNO MAQAL AH 22 kun oo qaxooti ah oo ay caqabad ka haysato sidii ay...

22 kun oo qaxooti ah oo ay caqabad ka haysato sidii ay uga guuri lahaayeen xerada Ifo labo

0
62

Xerada oo la xiray 31-dii bishii hore ee March laguna balansanaa in qaxootigu ay ka guuraan ayaa waxay caqabad ka haystaa sidii ay u gaari lahaayeen xeryaha kale ee dhadhaab ku yaala iyo Soomaaliya oo dadka qaarkood ay aadi lahaayeen.

Cali Cabdulle oo ka mid ah dadka xerada deggan ayaa radio Ergo u sheegay in dadka qaarkood ay guryo la,aan yihiin kaddib markii ay dumiyeen xilligii ballantu ahayd, welina aaney helin cid ku caawisa in ay gaaraan goobaha ay degi lahaayeen.

 

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here