Garowe: Walaac laga muujinaya waxbarasho la’aanta carruurta qoysaska barakacayaasha

0
212

Waxaa toddobaadyadii u dambeysay sii kordhayey walaac laga muujinayey qaar badan oo kamid ah carruurta ay dhaleen qoysaska barakacayaasha ee ku nool magaalada Garowe oo aan wax baran.

Inkastoo ay iskuullo si bilaash ah wax looga barta ay ku yaallaan gudaha xeryaha haddana waxaa jirta in inbadan oo kamid ah carruurta ka soo jeeda qoysaska barakacayaasha ee gaaray xilliga waxbarashada aysan dugsiyada tagin.

Weriyaha Ergo ee Garowe Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji ayaa warbixintan nooga soo diray.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here