Home WARBIXINNO MAQAL AH Dhadaab: Kiisaska kufsiga oo kor u kacay

Dhadaab: Kiisaska kufsiga oo kor u kacay

0
66

Kiisaska kufsiga ee ka dhaca xerada qaxootiga ee Xagardheer oo kamid ah xeryaha Dhadhaab ee waqooyi-bari Kenya ayaa la sheegayaa in ay kor u kaceen tan iyo markii uu billowday sanadkan 2018.

Sarkaal ka tirsan hay’adda badbaadada caalamiga ah ee IRC loo soo gaabiyo ayaan ka wareysanay kororka kiisaska kufsiga iyo sababta keentay, weriyaheena Maxamed Xasan ayaa wareystay.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here