Waraysi ku saabsan cudurka Daacuunka oo tallaalkiisa laga bilaabayo Soomaaliya

0
146
Keydka Ergo

Iyadoo toddobaadkan qaar ka mid ah gobollada Soomaaliya laga bilaabayo tallaalka cudurka daacuun caloolaha, ayaa qorshuhu yahay in boqollaal carruur ah laga talaalo.

Hadaba si aan xog dheeraad ah uga ogaanno cudurka iyo waxyaabaha keena, ayaan ka waraysanay Dr. Maxamed Amiin Aadan oo ka tirsan qaybta shubanka ee isbitaalka Banaadir, waxaa khadka taleefanka ku waraystay Maxamed Xaashi Tawakal.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here