Qoysas abaaraha ku cayroobay oo dib-u-dejin loo sameeyey

0
120
Deegaan abaaruhu saameeyeen/Sawir hore/Ergo

Qoysaskan oo kun gaaraya ayaa mid walba loo dhisay aqal laba qol ka kooban. Waxaan arrintaas iska kaashaday waaxda barakacayaasha iyo dib u dejinta u qaabilsan Somaliland.

Sida ay sheegeen masuuliyiinta Somaliland ee la hadlay Ergo, dadkan ayaa lagu soo xulay hadba sida ay u kala jilicsan yihiin. Warbixintan arrintaas ku saaban waxaa Hargaysa innooga soo diray Ilyaas Cabdi Cali.

 

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here