Muqdisho: In ka badan 20 arday oo ku sumoobay jallaato ay cuneen

0
109

In kabadan 20 arday ayaa ku sumoobay jallaato ay cuneen. Waxaa ardaydaas la geeyay isbitaal Keydsaney. Maxamed Xaashi Tawakal ayaa arrintaas ka wareystay Basma Cumar Axmed oo ah guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee maamulka gobolka Banaadir.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here