Haweenkan oo tiradoodu ay boqol gaarayso, ayaa ganacsiyo yar yar ka samaystay gudaha degmada Doolow ee gobolka Gedo. Maamulka degmada ayaa markii dambe ugu deeqay meel ay si bilaash ah ugu ganacsan karaan. Caasho Maxamed Barre oo haweenkaas ka mid ah toddobo carruur ah oo ay dhashay ayay ka biishaa yaanyo ay ku iibiso suuqa.
Waris Maxamed oo Ergo ka tirsan ayaa khadka taleefanka ku waraysatay